Berbera (Saxilnews.com)-Maamulka Gobolka Iyo Degmada berbera ayaa manta bilaabay dhismaha iyo dayactirka jeelka wayn ee berbera kadib markii ay jeelkaasi lasoo deristay iyo burbur xoogani.
gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed ayaa Hormuud ka noqday dadkii ku hawlanaa dhismaha xabsigaasi
Halkan Ka Daawo :
https://www.youtube.com/watch?v=B8g2VfxF_60&feature=youtu.be
Mukhtar A.Harier
berbera2002@gmail.com