MA FULIYEEN HESHIISKIII WORLD BANK-KU LA GALAY SHIRKADAHA LAYDHAK DEGOOMINKAN

0
19

World banka ayaa mashuurca tamarta la cusboonaysiiyee soler systemka wuxuu ku caawiyey dhawr degmo oo ay ka mid yihiin

Degmooyinka somaliland ee

Badhan

Sheikh

Gabiley

Buroa

Buuhoodle

Mashuuracn oo loogu tala galay in bulshada ku dhaqan deegaanadaasi ay helaan laydh qiimo jaban leh  hadaba ma la fuliyey heshiiskaa oo shirkadiii loo gacan gelayey ma dhaqan geliyeeen heshiiskaa ay la galeen hayada esser

Degmada sheikh waxa waagii hore ka shaqaymaysay oo laydhka gacanta ku haysay shirkada telesom waagaas oo qiimaha laydhku ahaa $1.1  kaaso bulshada ku ahaa qaali kana cabanaayeeen mudo ka dib ayaaa waxa timi shirkada laydhka ee beder electeic, iyada oo la eegaayo bulshada si ay laydh qiimo jaban u helaan loona helo shirkado ku loolama qiimaha laydhka ayaa looo ogolaaday inay shirkada beder ka mid noqoto shirkadaha degmada laydhka ka shida , nasiib daro shirkadiii telesom ayaa isla markiiiiba la midawday shirkada laydhka ee beder xaalkuna waa isla halkiii hore $1.1 kiibaa bulshada loogu dhuftay

Mudo kadib ayaa waxa yimi mashquucan ESSER ee world bank kaasoo shirkadihii midoobee beder looo gacan geliyey mashuuriican si loo waafajiyo heshiiski ahaa in bulshada laydhka laga jabiyo ayaa waxa laga dhigay $ 0.89  waxa laga dhimay $0.12 ayaa laga dhimay

Ilaaa hadana waaa $0.89

 

Halka degmooyinka kale laga wada dhigay $0.50

Suaashu waa madaama qiimihii shidaalku jabay mashuuricii solertana ay shirkada beder ee dehmada sheikh gacanta ku hayso maxaa hortaagan ee bulshadu u heli laaday laydh qiimo jaban sida degmooyinka kale ee dhigeedaaa ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here