nairobi (Saxilnews.com )-Komishinka Doorashooyinka Dalka Kenaya Ayaa xarunta Dalkaasi Kenya Kaga dhawaaqay inuu tirinta codadka kadib uu ku guulaystay hogaaminta Dalka Kenya Uhuru Kenyata oo hore u ahaa madaxwaynaha dalkaasi kenya
Mucaaridka ugu wayn dalkaasi kenya odinga ayaa fadhiyey xarunta codadka lagu tirinayey gomas ee nairobi
waxaan dib kasoo sheegid doona tiradada codadka lagu kala guulaystay