Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Aaney Qabsoomi Karin Doorashooyinkii Dhici Lahaa Dhamaadka Sanadkan + [ Muuqaal ]

0
17

Hargeysa (Saxilnews.com):- Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqen in aaney suurto gal aheyn in ay qabsooman doorashooyinkii golayaasha wakiilada iyo deeganka oo ku mudeysnaa in ay qabsooman 12.12.2019  , waxaana  ay cadeyen in warqadii ay  arintani khuseysay u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here