Waxxaan qabaa in arrimahha ku saaabsan MASIIRKA DALKA aanu goyn karin qof keligiis ahi, balse ay tahay in laga wada tashado
Ka dib markaan dhegeeystey khudbaddii uu madaxweyne Siilaanyo u jeediyyey labada Gole ee Wakiillada & Guuurtida, waxxaan shakhsi ahaan u arkay in uu madaxweynuhhu mar kasta u adeegsado si khaldan oo keligii talisnimo ah, oo baaal marsan awooodda uu sharciga & Distoorka dalku siiinayyo Madaxweynahha.
(A). Waxxaan qabaa in arrimahha ku saaabsan MASIIRKA DALKA aanu goyn karin qof keligiis ahi, balse ay tahay in laga wada tashado, lagagana dooodo Golahha Baarlammaannada (Wakiillada & Guuurtida), marka wax laysku raacona ay ansixiyyaan.
Waxxaan aad ula yaabay in <b< span=””>
Dowlad ay u dhiman tahay 3 Bilood ay doooneyso in ay DEKEDDA BERBERA ku wareejisoSHIRKADO AJAAANIB ah, iyada oo quud-darraynaysa in ay ka hesho DILLAAL LUF-LUF fiiican oo ay meeeshsha ka garoocato, muddo dheerna ay u saxeexdo.
Dekeddeenu waa ta ay dowladdeennu ka hesho Dakhliga ugu badan ee aynnu ku kala wadno Mushahaarada Xubnahha Baar-lammaannada, Shaqaalahha Wasaaradahha & Wakaaladahha Dowladda, Madax-dhaqameedka, Ciiidammada dalkeenna & Mashaa-riicda Horuu-marineed ee uu dalkeennu u baahan yahay.
Waxxay ila tahay in aan arrintan lagu deg-degin oo si wanaagsan looga dooodo loogana baaraan-dego, lana falan-qeeeyyo, kharashka aynnu ka heli dooonnaa, ma noqonayyaa mid ku filan oo dabooli kara baaahida dhaqaale ee waddankeenna?
Tan kaleeto ma jiraan xeerar ku saaabsan SIDA AYNNU DAL-AHAAAN ula xidhiiidhaynno, Heshiiisyona ula saxeeexan karnoSHIRKADAHHA AJAAANIBKA ah. Yaa iska leh awooodda SHARCI-DEJINTA? yaase iska leh awooodda FULINTA?
Sida ku xardhan Distoorka Qaranka S/laand, awoooddaSharci-dejinta waxxa iska leh Golahha Wakiillada, oo u gudbiyya Golahha Guuurtida, dabadeedna uu Madaxweynuhhu saxeeexo. Intaasi marka ay dhacdo ayaa Xukuuumadduna Fulinteeda leedahay.
Xeerkaas HESHIIISYADA SHIRKADAHHA AJAAANIBKA ah lala geleyyaa, marka ay soo diyyaaeiso Xukuuumaddu waa in la soo mariyyaa GOLEYYAASHSHA BAARLAMMAANNADA oo xaq u leh in ay wax ku kordhiyyaan, ama wax ka beddelaan, si ay u ansixiyyaan. hirgelintiisuna waxxay noqonaysaa labadan mid ahaaan:
(1). In marka ay Xukuuumaddu soo diyyaariso heshiiska ay la geleyso Shirkad Ajaaanib ah, in ay u soo gudbiso Goleyyaashsha Baarlammaannada, si ay u oggolaadaan in ay Xukuuumaddu ku socoto heshiiskaas iyyo in la diiido gebi-ahaaanba.
(2). In awoood buuuxda loo siiiyyo Xukuuumaddu in ay Heshiis-yadaas iyadu si toos ah ula geli karto Shirkadahha Ajaanibka ah, laakiinse ay mar kastaba u gudbiso Heshiisyadaas oo qoraal ah Goleyaashsha Baarlammaannada, si ay ula socdaan ama uga war hayyaan.
(B). DAGAALKA KA SOCDA YAMAN
& S/LAAND MAXAA ISAGA DAN AH.
Runtii waa wax lala yaabo in uu Madaxweyne Siilaanyo iskaga dhawaaaqo in uu waafaqsan yahay QARAARKII ka soo baxayJAAMACADDA CARABTA, ee ahaa in dagaal lagu qaaado DALKA YAMAN, ee aynnu xagga badda jaarka ka nahay, isaga oo aan cidna kala tashanna keligiis go’aan kaas DAGAAAL gaadhay.
(a). Dowlad ay dhammaad tahay muddadii loo soo doortay in ay dalkan S/laand maammushaa sidee bay ugu horseedi kartaa Dalkeenna & Ummaddeennu in ay galaan dagaal aynnaan wax shaqo ah ku lahayn.
(b). Horta Jaamacadda Carabtu GOONNI-ISU-TAAGGA S/LAAND ma AQOOONSAN tahay. Sidee baa dowlado aan inaba jiritaan keenna qirayn, oo aan oggolayn in ay XUJAAJTEENNU ku tagto xajka BAASAABBOORKEENNA, aynnu ugu fulinnaa waxxa ay iyagu doonayyaan. Miyyaanay ahayn in lagu xidho shuruuudda ah, in ay marka hore ina AQOOONSADAAN, ka dibna aynnu ka wada hadalno waxyaalahha aynnu wada qabsanaynno.
(c). Wararka ka soo yeeedhayya Wasaaradda Arrimahha Debedda ee Soomaaliya, waxxay sheegeyyaan in ay ka aqbaleen dalalka KHALIIJKU in ay isticmaalaan Madaarrada iyyo Dekedahha S/laand si ay uga weeraraan dalka Yaman, oo uu Wasiirka Arrimahha Debedda ee Soomaaliya heshiiskaas ku saxeexi dooono Magaalada RIYAAD ee BOQORTOOYYADA SUCUUDIGA.
Iyada oo ay warar kaas oo dhammi war-baaahinta ku jiraan, ayuu madaxweyne Siilaanyona caddeeyyey in ay Dowladda S/laand oggolaatay in Yaman laga duuulo dalkeenna!!!!
Haddaba ma waxxa ina maammula Dowladda Soomaaliya ee uu Xassan Shiikh madaxda u yahay, ee mar walba sheegta in aanay jirin wax la yidhaahdo S/laand, oo ay midnimada Soomaaliya muqaddas tahay. Mise waxxaynnu nahay qaran iskiis u madax-bannaan oo la yidhaahdo S/laand? Run ahaaantii waxxa is weyddiiin leh: Siiilaanyo & Xassan Shiikh ma wax bay isku og yihiiin, aanay shiccibka reer S/laand ogeyn?
Hab-dhaqqanka Siyaasadda Arrimahha Debedda ee Xukuuumadda Siiilaanyo, maaalinba maaalinta ka danbaysa hooos bay u sii dhacaysaa. Tallaaabo kasta oo ay qaaaddaana waxxay u muuuqataa: ‘KUD KA GUUROO QANJO U GUUR’. Oo marnaba kama soo raynayso.
Ugu danbayntii S/laand uma baaahna in dab holcayya farahha loo geliyyo. dagaal aynnaan wax shaqo ah ku lahaynna in la geliyyo waddankeenna uma baahnin. Xukuuumaddan gabbalkeedu sii dhacayyaana yaanay ina sii galaafan.
Waxxaan u soo jeedinayyaa Goleyyaashsha WAKIILLADA iyyo GUUURTIDU in ka soo saaraan baaq diiidmo ah, dadweeynahha reer S/laandna waa in ay BANNAAN-BAXYO ku muujiyyaan shucuuurtooda ay kaga soo hor jeedaan, dagaal lagu qaaado waddammada aynnu deriska nahay, waana in aynnu dhex-dhexaad u ahaaanno walaaalehheen, oo aynnaan u kala eexan.
MAHADSANIDIN.
rashid osman <rashidosman10@yahoo.co.uk