Kenya Oo Wakiil Cusub U Soo Magacawday

0
11

Kenya ayaa Somaliland usoo magacowday mas’uuliyiin cusub oo madax ka noqon doona xafiis ay dhawaan ka furanayso Hargeysa.

Benson M. Mwaliko ayaa loo magacaabey madaxa xafiiska Kenya ee Hargeysa.

Xafiiskan diblomaasiyaddeed ayaa ka mid ahaa waxyaabihii ay ku heshiiyeen madaxweyne Biixi iyo Uhurru oo Nairobi ku kulmay sannadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here