JAAMACADA GOLLIS OO TAHLI KARI WEYDAY IN AY MUSHAHARKA SIISO MACALIMINTII WAX U DHIGAAYEY ARDEYDA

0
15

Hargeysa(Saxilnews.com)-Jamaacada Gollis oo ku taala Magaalada Hargeysa isla markaana qeybo ku leh magaalooyinka Berbera Iyo Burco dhigtaan kumaan kun oo ardey sanad walbana waxaa ka qalin jabiya  ardey kor u dhaafaya 1000 qof .

logo

Jamaacada ayaa bilihii u daneeyey waxaa soo food saartey lacag yari waxaana ay arintani soo shaac baxdey ka dib markii ay muddo-haraad shaqo joojin ah ay sameyeen macalimiinta ardeyda  wax u dhigta oo sheegay in aan mushaharkoodii la siin  muddo shan bilood ah .

Dhawrkii maalmood ee u danbeeyey ardeyda wax a dhigta jamaacada Golis qeybteeda hargeysa  ayaan qaadan wax casharo ka ah waxaana ka mid ah kuliyadaha ay arintani sameynta ku yeelatay Kuliyada Telecom Enginering  Iyo Faculty ga  ICT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here