”Inan Yar Oo La Taliye Ah Ayaa Dilay Magacii Golaha Wakiilada”.Siyaasi Cali Cantar”Daawo Muuqal.

0
14

Berbera (Saxilnews.com)-Siyaasi Cali Canter oo kamid hogaanka sare ee xisbi Wadani ayaa nasiib daro ku tilmaamay arintii golaha wakiilada ka dhacay isagoo sheegay in golihii dhamaa shaqadoodii uu fashiliyay inan yar oo la taliye ahi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here