Berbera (Saxilnews.com)-Dhan kale waxaynu maqalkeena ku soo qadanaynaa Husein ahmed caydiid wasirki hore wasarada cadalada Somaliland Husein ahmed caydiid isga qudhisa waxa dadka badankisa ugu horaysay maqalkisa Markii madaxaweyn siranyo uu magacabay wasirka hawl guud iyo guryanta Waxa kale aad lagu bartay isku bedalki ugu horeyay ee madaxweyn siranyo sameeyo Ee logu magacabay wasirka cadalada Somaliland isaga ku fashilmay xilka lo dhibay Waa siyaasiga qudhe ee xilki uu umada uu hayay kaga tagay shaqsi ayay isku haybi yihin Waa qof qudhe si dhab ah war bahinta uga sheegay inu wato inaderki oo marka musharixinti shacisay ka mid ah inu musharax yahay hadab is waydinu waxay tahay odayga may ka sibatay mise siyaasada uu mudadii wasirka u ah ku jiray ayan waxab u kordhin? mise is casiladisa ayuu is lahaa sabab u same ad kalsoni kaga hesho beesha U ka so jeedo? Anigu waxa qaba inu yahya shaqasi ku fashilmay xilkii uu umada uu hayay iyo waliba Kalsonid beesha uu ka soo jeedo u qabtay labadab uu lumiyay hadab sababtu ugu biray waddani waxay tahay nin qoyan biyo iskama dhawree is dadaad raci oo meel un isku tuur Kadiban wuxu madax xanunki iyo jahwareerki ku galay xisbiga mucaridka ee waddani Hadab su,aashu waxay tahay muxu ku soo kordhin karaa waddani? Aniga waxay ila tahay inan waxab ku soo kordhin Karin waayo ma haysto kalsonid beeshisaa man laha karti kale oo uu ku soo jiito beesha uu ka so jeedo wan lagaga wangsan yahay xaga siyaasiyinta beesha ayay ka so wad jeedan kalsonida beeshiisa isga cidna ma dhagaysto kalasonid ayay ku qabeen wuxu lumiyay marku hadhcad isgag tagay xilki uu umada u haya oo ayay iyaguna ka mid ahayeen lagaman yaabo inu markale hanan karo kalsonid beesha uu ka so jeedo waxan anigu aminsahay in isagan lagu guray Markii danban loga dhacay oo uu arkay isago oo cidlo tagan nin da,aad qaday xumo cugsay ayay hore lo yidhee odayga Meel uu jog ayuu garanwayay waxanu qaday jahweer siyasadeed taasi waxay ku cadaynaysaa in anu siyasada uu bislayn waayo siyasada malin waa la adkanaya malin wad adkanaysaa lkn hadad markasta doonto inad siyaasada ku adkato waxa qadaysaa jahaweerka siyaasadeed oo an ka soo noqod lahay waxan qadanaysaa go,aan an siyaasada uu wangsan sida imika ku dhacay qar badan oo siyaasiyin ah husein ahmed caydiid intii uu wasarada cadalada joogay wuxu ahaa wasirkii ugu cabashada badana wasarada waayo Wuxu qaban jiray waxan lo diran oo ka baxasan shaqada lo igmaday waxanu far galin qabawan ku hayay garsoorka Somaliland isaga oo waax ka tirsan golaha fulinta Kamay ahayn aqoon daro oo wuxu ah dadki ugu horayay ee jamacada Hargeisa ka soo qalin jabiya kuliyada sharciga lkn waxay ka ahayd doqonimo isgo garanay siday labad waaxood uu kale madax banan yihin hadan uu iska dhago marin jiray taasi waxay ku cadaynaysaa inan casharki madaxweyne siranyo uu dhigay an si fiican uu qadan waa ta keenatay inu ku dhaco marinhaboob siyaasadeed oo uu garab waayo meeshu joogo aniga waxay ila tahay uu ku fashilmay siyaasada inu isga noqodo meelihi uu markii hore ka shaqayn jiray waayo siyaasada uu ku lumayaa siyaasad Somaliland haday ku liqdana sida kaga soo baxdaa adag By garyqaan gouleid ibarim Hassan University of Hargeisa Faculty of law and legal clinic
Home Article & Opinions Husein ahmed caydiid wasirki hore wasarada cadalada Somaliland Husein ahmed caydiid...