Hoggaanka KULMIYE oo Hambalyeeyey Laanta Xisbiga ee Dalka Jarmalka

0
26
 Hoggaanka xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa hambalyeeyey Laanta xisbiga ee dalka Jarmalka oo qabsaday doorasho ay hoggaan cusub ku doorteen.
Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa dhambaal hambalyo, bogaadin iyo duco ah u diray hoggaanka cusub ee laanta xisbiga ee Jarmalka iyo guud ahaan taageerayaasha KULMIIYE ee dalkaasi.
Dhambaalka Guddoomiye-ku-xigeenka oo dhammaystiran waxay u dhignayd sidan hoose:
May be an image of text that says 'XisbigaKULMIYE Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Contact Somaliland Unity KULMIYE Party Development Party gmail.com Ref:XK/XG/00421/211/2021 Date:30/11/2021 Cabdiraxmaan Maryacase Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Germany. Og Xoghayaha Guud Xisbiga Kulmiye. Og Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye. Ujeeddo Bogaadin ivo Hanbalyo. Xisbiga Kulmiye waxaa idiin s0o gudbinayaz Bogaadin iyo Hanbalyo aad mutaysateen hawlaha aad qabsateen sida: Doorashada sida dimoqraadiga e aad doorateen hogaankiina Laanta Xisbiga Kulmiye Daka Jarmalka. Hawlaha dargelinta Abaabulka iyo isku xidhka taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Daka Jarmalka. Xisbiga Kulmiye waxaa diin balan qaadayaa xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed hawlaha Xisbiga. Alla Mahad MIDNIRADS Leh Axmed Cabdi Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye'
www.saxilnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here