Ha’yada Dhawrista Tayada JSl Xafiiskeeda Magaalada Berbera Gobolka Saaxil ayaa gubtay Shixnad Sharaab ah oo waqtigoodu Dhacay 

0
17

Ha’yada Dhawrista Tayada JSl Xafiiskeeda Magaalada Berbera Gobolka Saaxil ayaa gubtay Shixnad Sharaab ah oo waqtigoodu Dhacay  taaso ku jirtay koontidhar laga soo rogay dakada

magalada Berbera Isuduwaha Haayada Dhawrista Tayada Gobalkak Saaxil Maxamuud Saleeban X.ducaale Ayaa dardar Galiyaya Habsisocdka Shaqada Shaqaalaha Dhawrsta Tayada Gobalka Saaxil ayaa Marwalba Heegan ugu jira sidi ay Bulshadoodu Uhelilahayd Cunto Iyo Daawo Tayadoodu Sarayso

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here