HAWEENAY LOO DIIWAAN GELIYAY IN AY CAALAMKA UGU WEYN TAHAY OO DHIMATAY

0
18

Haweenay la sheegay in ay ahayd haweenayda dunida ugu Da’ Weyn tahay isla markaana dhalatay sanadkii 1900, una dhalatay wadanka China ayaa dhimatay.

Haweenaydan oo lagu magacaabo Nabi Tajima ayay hadda da’deedu maraysay 117 sano, waxaana ay ku dhimatay Cusbitaal loo dhigay in lagu dabiibay xanuuno asiibay.

Warkan oo lagu baahiyay wakaalada wararka Kyodo news agency ayaa intaaisi uk darayaa in haweenaydani ay gashay buugga dhacdooyinka caalamka lagu qoro ee loo yaqaano Guinness World Records, waxaana loo aqoonsaday in ay tahay haweenayda aduunka ugu da’da weyn.

Sidoo kale waxa jira isna nin ay da’diisu tahay 112, kaas oo


dhalasho ahaan ka soo jeeda wadanka Japan oo isna la soo ogaaday Bishii hore.
Xigasho Wakaalada wararka ee Kyodo news agency

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here