Hargeysa: Xukuumadda Oo Ka Arrinsatay Kor u qaadida Xisaab xidhka iyo horumarka Dawladaha Hoose ee dalka

0
27
Kulan balaadhan o  faaqidayay Dhaqaalaha soo gala dawladdaha hoose ee dalka ayaa ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland.
Wasiiradda Maaliyadda Sacad Cali Shire iyo Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayaan masuuliyiinta sarsare ee labdaasi Wasaaraddood ayaa ka qayb galay kulankan.
waxaana intii uu socday lagaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin
1. Miisaaniyadaha Dawladaha Hoose
2. Xisaab xidhka dawladaha hoose
3.Fulinta isticmaalka Nidaam xisaabeedka Dawladda (FMIS)
4. Kala xadaynta cashuuraha
5. Sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta maamulada Gobolada iyo degmooyinka Dalka
6. Iyo sidii Wada shaqayn joogto ah u yeelan lahaayeen labada Wasaaradood lagu dardargalinayo wada shaqaynta labada dhinac
Bishiina Hal mar ay yeeshaan kulan hawleed.
May be an image of 1 person and sittingMay be an image of 1 person and sittingMay be an image of 1 person, standing, wrist watch and suitMay be an image of 1 person and sittingMay be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of indoorMay be an image of 8 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 1 person and sittingMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 1 person, sitting, indoor and text that says 'Maandooriyaha bstan ts. Some ce (with ody's fun oked, SW 3. Ha' nts'May be an image of 1 person, sitting and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here