Berbera (Saxilnews.com)-Dhaq Dhaqaa dhoofka xoolaha nool ee Somaliland ayaa si wayn loogga dareenmayey magaalada Dekedu ku taalo ee Berbera dhawrkii todobaad ee udanbeeyey Gaadiidka sida xoolaha nool eek ala imaianaya gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa xoolaha ku rogaya xeryaha iyo maxjarada xoolaha lagu caafimaadiyo
waxaa habeenkii xalay ahaa ka Goosatay dadka Berbera xoolo gaadhaya ilaa 120 kun oo neef kusii jeeday wadanka Suaadi Arabiya
maraanu booqanay dekeda berbera waxaa si wayn looga dareemayey dhaqdhaaqa rarka iyo dejinta badeecadaha kala duwan ee dekeda kasoo degay iyo kuwo ka dhoofaya
kuwaasi oo kamid ahayeen maraakiibta xalay dekeda ku xidhnayd markiibta koontiirnerada xanbaara ee keena badecadaha ganacsi
iyo kuwo laga ragaago badeecadaha loo yaqaano bagaashka ee (General cargo) iyo kuwo sida sibidh iyo qalb dhisme
Sidoo Kale Dekeda Waxaa Ku Xidhnaa maraakiib sida badeecadaha Gargaarka ah ee loo wado dadka ay abaaruhu waxyeeleen ee dalkaasi itoobiya
waxaa aanu halkaasi kula kulamay qaar kamid ah ganacsatada dhoofinayeyxoolaha nool iyo sidoo kale ku hawlnaa badeecadaha kusocda dalka itoobiya
Halkan Ka Daawo: Warbixn Ka Hadlaysa Arimahaasi
https://www.youtube.com/watch?v=K-E6QJBOkRY