Hala Sii Daayo Hooyo Saado Jamac Aadan Oo Mudo Labo Maalmood Ah Xidhan

0
37

Hooyo Saado Jamac Aadan (Nuur Dheere) Waxay Kamid Tahay Hooyoyinka Degan Magaalo Xeebeda Berbera Balse Habeen Hore waxaa Gurigeeda Ku Yaala Berbera kala baxay ciidmada RRU ee xukuumada somaliland taasi oo aan ilaa hada la ogayn xagay ku sugan tahay loona balse la sheegay in la geeyey saldhiga dhexe ee caasimada somaliland hargaysa lana sheegay inay ilaa hada u xidhan tahay arimo loo tuhunsan yahay balse aanay jirin warar cadaan ah oo la xidhiidha dacwada loo haysto

waxaanu usoo jeedinaynaa xukuumada axmed siilnayo hala sii daayo hooyo saado jamac aadan oo ahayd hooyo xaaslay ah oo caruurteeda iyo gurigeeda u adeegta balse aan ahayn gabadh ka shaqaysa waxyaabaha loo tuhun san yahay waxaan intaasi raacinayaa dawladu hakala barato dadka hadimeedada jecel iyo kuwo horumarkeeda ogol

Qore Muumin adan Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here