GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE OO GARSOORAYAASHA IYO BAHDA CADAALADA SOMALILAND UGA DIGAY INAY KU MILMAAN OLOLAHA XISBIYADA OO AY KALA RAACAAN

0
20
Hargeysa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Garsoorayaasha Iyo Bahda cadaalada Somaliland Uga Digay Inay Ku Milmaan Ololaha Xisbiyada Oo Ay Kala Raacaan.
Waxaanu Gudoomiyaha Maxkmada sare amar kusoo saaray waraaq oo ku dhaqan galinayo Digniintaas Isaga oo sidoo kalena Qoraalkiisa Ku sheegay in Garsooraha lagu arko Inuu siyaasada Xisbiyada Ku dhex milmay oo u ololeynayo talaabo sharciga waafaqsan Laga Qaadi doono.

No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here