Hargaysa (Saxilnews.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay khilaafkii golaha wakiilada Somaliland ka dhex qarxay,go’aankii maxkamadda sare iyo ergadii golaha Guurtidu u direen xalinta shaqaaqadii ka dhacday Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.