GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR SOMALIYA CUMAR FINISH OO ISAGOO ILMAYNAYA SHEEGAY IN DAD BADANI MUQDISHO UGU DHINTEEN COVID-19 KUWO KALENA UJIIFAAN

0
13

Muqdisho (Saxilnews.com)-Duqa magaalada Muqdisho Cumar Finish, ayaa isagoo ooyaya Sheegay in Cudurka Covid-19 Dad badani ugu dhinteen Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo uu tilmaamay in qaarkood la aasay, kuwo kalena aan weli la aasin.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish oo arrimahaa si qiiro leh uga hadlay maanta, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here