Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo ayaa Dhambaal Hambalyo Ah Udirayaa Dhamaan shacabka Somaliland Gaar dhalinyarada Somaliland
Gudoomiye Cabdicasiis Siciid Saalax
isagoo ku hadlaya afkiisa iyo Afka dhalinyarada Somaliland waxa shacabka Somaliland u tahniyadeeyey munaasibada Ciida Awgeed waxaanu urajeyey inay bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan sanadka sanadkiisa
Waxaanu bulshada Ugu Duceeyey guul iyo wada jir waarta nabadgallyo iyo wax wada qabsi
alla mahad leh
Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland
Cabdicasiis Siciid Saalax