GUDOOMIYAHA BAANKA DHEXE EE SOMALILAND OO DAAHFURAY KULAN LAGAGA DOONAYAY XEERKA KA HORTAGA MAYDHISTA LACAGAHA

0
18

Hargeysa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee jamhuuriyada somaliand oo ay weheliyaan agaaimaha guud ee baanku iyo masuuliyiin kale ayaa daahfuray kulan laga hadlayay ka hortaga maydhista lacagaha aan sharciga ahayn.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay aqoonyahan laamaha garsoorka iyo masuuliyiin kale.

Halkan Hoose Ka Daaw Muuqalka warkan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here