Gudida Ka Hortaga Xanuunka Covid19 ee somaliland Ayaa Qoraalkan Baahisay .

0
44

Hargaysa (Saxilnews.com)-Jamhuuriyadda Somaliland weli ma jirto cid la xaqiijiyay in cudurka Covid-19 uu haleelay. Waxa aanu haynaa saddex qof oo looga shakisanyahay oo mid ka mid ahi u dhashay dalka China, waxaana la sugayaa jawaabta baadhitaankooda.

Dhamaan waxa la karantiimeeyey dadkii ka soo degay Garoonka Cigaal ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland laga soo bilaabo 25kii March, Mana jiro cid ay kasoo muuqdeen calaamadaha cudurku, dhamaantoodna waxa ay dhamaysan doonaan 14ka Maalmood ee Karantiinka.

There is no Confirmed cases of Covid-19 in the Republic of Somaliland. Yet, we have three suspects; Two Somalilanders, and one Chinese national, and we are waiting for the results of their diagnosis.

From 25th of March, All Egal International Airport Arrivals are currently on mandatory quarantine. No one showed symptoms of Coronavirus, and they are all in good health. We will keep them until everyone completes 14 days of quarantine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here