Golaha Wasiirada Somaliya Oo Caawa Shir Deg Deg Ah Isku Yimid Isla Markaana Xil Ka Qaadis Sameeey .

0
21

Moqdisho (Saxilnews):- Golaha wasiirada dalka Somaliya ayaa waxaa ay caawa isku yimadeenshir deg deg ah waxaana shir gudoominayaayey raysal wasaaraha dalkaasi Xassan Cali Khayre

 

Golaha wasiirada ayaa waxaa ay shirkoodan deg deg ah ee ay isku yimadeen ay xilkii ka qaadeen hanti dhawraha guud ee dalka Somaliya oo habeenkii xalay aheyd ay ciidamada ilaalada u ahi dil toogasho ku dileen wasiirkii wasaarada hawlaha guud ee dalkaasi Marxuu m Cabaas .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here