HARGAYSA(saxilnews.com)-Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID
Gudigu Waxay ka dalbadeen xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland inay kusoo oogo eedaymo salka ku haya Kicin dadweyne oo ay sheegeen inuu ka dhalan karo xadhig u dhexeeya 6 Bilood ilaa 5 sano oo uu wajihi karo Gudoomiyaha xisbiga UCID.
Akhriso Qoraal kasoo baxay Golaha wakiillada Somaliland iyo eedaha ay kusoo Oogeen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe;