Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Anxiyey Laba Wasiir Oo Ka Tiran Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

0
28

Hargaysa (Saxilnews.com)-Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha

 golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay ku ansixiyeen laba wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada xukuumada madaxweyne Muuse Biixi

Labadan wasiir ayaa waxaa ay kala yahiin wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo wasiirka wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here