HARGAYSA(saxilnews.com)-Golaha wakiilada Somaliland oo ka jawaabaya cabshada shacabka reer Somaliland ee qiimaha qaaliga ee shirkadaha laydhku ka qadaan iyo meelaha qaar oo ay xoog ku haystaan ayaa shirkadaha laydhka ugu baaqay in ay si deg deg ah ujabiyaan qiimaha laydhka
Sidoo kale golaha wakiilada ayaa ku baaqay in uu shaqeeyo xeerka korontada halka goluhu uu magacaabay gudi arimahaasi ka hawli doona
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;