Garsoorayaal Ka Socday Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Warbixiyey Tirada Kiisaska Iyo Dacwadaha Ay Ku Qaadeen Magaalada Burco Intii Ay Ku Sugnaayeen

0
18

Hargeysa(Saxilnews)Garsoorayaal ka socday maxkamadda sare ee Somaliland isla markaana socdaal ku tagay magaalada Burco ayaa ka warbixiyay tirada dacwado ay ku dhagaystaan gobolka Togdheer intii ay ku sugnaayeen magaalada Burco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here