Somaliland waxyaabaha ay ku can tahay waxa kamid ah ee aan dawladah kale ee caalamka lawadaagin waxa ka mid ah in aan wax is badal ahba aan lagu samayn , dadka ka shaqeeya waaxya wasaaradaha iyo waaxyaha Gobolada kali ah waxa is bad badalaa waa wasiirada iyo isku duwayaasha ilaa iyo 1991 kii intaa kale ee aan soo sheegnay qofkastaaba halkii loo magacaabay ayuunbuu joogaa.taasina waxay keentay in ay samaysmaan shaba kado is kuxidhan, ama kooxo qawlaystayaala oo wada shaqaysta jaha wareeriyana marba isku duwaha lakeeno Gobolada.
Hadaba waxaka ka jira wasaarada waxbarashada G/Awdal koox noocaas ah oo isku xidhan oo marba dhinac kaga futa dhibaatooyin cusub marba marba isku duwaha loo soo maga caabo si ay ugu qasbaan hadba danta ay lee yihiin iyagu, oo aanu u arag marba waxa ay ku kacayaaan.
Waxa jirta dhaqan aan ka jirin S/land inteeda kale taas oo ah in ay marba marnaa mush dajistaan ay ku dhacayaan macalimiinta D/H/dhexe ee marka horaba aan qaa dan mushahar ku filan.
- Waxaay ka goostaan macalimiintaa masaa kiinta ah lacag ay ku maga caabaan ganaax oo ay kaqaadaan kali ah maca limiinta D/H/DH/ taas oo ay maca limiinta ka jaraan lacag 60000 ilaa iyo 25000 inta udhaxaysa ah bishii noqonaysa ilaa 6000000 milyan lacagtaas oo aan wax juwan ah lagu goyn iskuuladana aan dib ugu noqon eek u hadha qaybta xisaabaadka ,
- Marksta oo bishu dhamaatooo lacag labixinayo maa mulayaasha ayaa laqabsanayaa waxa lagu odhanayaa maxaad usoo ganaxi la dahay macalimiinta, hadii uu soo ganaaxi waayana isaga ayaa la ganaaxayaa xaaladaasina culaysbadan ayay ku haysaa macalimiinta masaa kiinta ah.
- Hadabalacagtaasi halkay gashaa bal hala is waydiiyo waxay waliba usamaysteen form layidhahdo formka ganaaxa oo iyagu aya samaysteen hadii aan arintaa wax laga qabana halis meel halis ah ayay marasaa xaaladu.
- Haloo soo gurmadooo umada halaga soo gaadho kooxdaa isku xidhan , haday ugu yarraato ha la isku badalo boo sas kooda.oo mid kastaa booska uu hada joogo mahee mid kale ha lageeyo .
Nimco Cabdi Warsame