Home Warka Farmaajo Oo Maanta La Kulmay Madaxweynaha Jabuuti +

Farmaajo Oo Maanta La Kulmay Madaxweynaha Jabuuti + [ Sawiro ]

0
16

Jabuuti (Saxilnews.com)-Madaxweynaha Somaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadallo miradhal ah oo ku aaddan sare u qaadidda xidhiidhka labada dal ee Somaliya iyo Jabuuti .

Madaxweyneyaashu waxay ku heshiiyeen in la sii dardargeliyo iskaashiga labada dal oo ah mid ku dhisan walaaltinnimo iyo wax wada qabsi.

Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 3 people, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting
Image may contain: one or more people, people sitting and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting and suit

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here