Warka Ex Wasiir Xuseen Axmed Caydiid Oo Ka Hadlay Heshiiska Dekeda Berbera Ee Dp World,Wada Hadalkii Xisbiga WADDANI U Socday,Dhaliilo-na Usoo Jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland By Abdisalaan Harir - September 8, 2016 0 20 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Saxilnews)-Afhayeenka garabka isbahaysiga KULMIYE ahaana Wasiirkii hore ee cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta ka hadlay heshiiska dekeda berbera ee shirkada DP World,halka ay marayaan wada hadaladii u socday garabka iyo xisbiga WADDANi,dhaliilo xoogana usoo jeediyay mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka