Dr. Cabdiraxmaan Cirro musharraxa madaxweyne ee xisbiga Waddani .

0
15
Burco (Saxilnews.com)-“Xukuumadda madaxweyne Muuse waxay u muuqataa inay ku fashilantay hogaamintii Somaliland , si ay fashilkeeda u qariso waxay bilawday qala-laase siyaasadeed , muran dastuuriya , xukuumadda muuse wakhti ayay leedahay wayna tagaysaa , Shacabka Somaliland waxaan ugu baaqayaa inaynu ka tashano inaynu dalka ka bad-baadino xukuumadda Muuse .
“Wuxuu dhaliyay muran ujeedo kaliyaanu ka leeyahay oo ah muddo kordhin , Muddo kordhinta maya , doorasho haa , maalin lagu dari maayo , Burco wey midawday ee shuusho bax “.
waxaa sidaa ka yidhi soo dhawayntii Burco kadib .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here