Diyaaraddi dunida ugu weyneyd oo maanta duullimaadkeedi ugu horreysay billaawday

0
27
Diyaaraddi ugu weyneyd dunida oo maanta duullimaadkeedi ugu horreysay billaawday

Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey maanta si rasmi ah u billaawday wuxuuna dherarkeedu gaarayaa 117 mitir. Tasoo ku dhaw baaxadda garoonka kubbadda cagta lagu ciyaaro.

Diyaaraddan oo awood u leh iney joog dhan 10km (10,000 oo miitir) ay ku duusho, waxay ku duuli kartaa xawaara dhan 270 kiilo mitir saacddiba.

Diyaaraddan dunida ugu weyn oo leh lix matoor ayaa noqotay diyaaraddii ugu weyneyd oo abid gasho hawada.

Waxayna diyaaradda leedahay 28 taayar, iyada oo ay duuliyeyaasha ay diyaaradda ka hagayaan laba qaybood oo ay diyaaraddan cusun u qaybsan tahay.

Muuqaalka iyo Sawirrada diyaaradda halkan kaga bogo.

Diyaaradda waxaa sameeysay StratolaunchLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionDiyaaraddi dunida ugu weyneyd oo maanta duullimaadki ugu horreysay ka sameeyesay California
Diyaaradda waxaa sameeysay shirkadda StratolaunchLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionDiyaaradda waxaa sameeysay shirkadda Stratolaunch
Stratolaunch, the world's largest plane, takes its maiden flight over California, April 2019Lahaanshaha sawirkaREUTERS
.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here