Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa maanta ka so degtay garoonka Diyaaradaha Hargeysa

0
31

Hargaysa (Saxilnews.com)Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa maanta ka so degtay garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Ethiopian Airline ayaa baaqatay maalintii khamiistii ee la soo dhaafay mana ay sheegin sababta ay u baajisay safarkaasi.

Wasiirrka arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, oo ku sugan magaalada Addis-ababa ayaa la sheegay in uu gacan ka gaystay sidii Ethiopia Airline u sii wadan lahayd shaqadeeda garoonka Hargeysa inkasta oo aan faahfaahin rasmiya soo bixin.

Xigasho Xasan Gallaydh

Hctv

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here