Dilkii loo geystay George Floyd oo sababay Mareykanka oo dhan iney mudaharaadyo gilgilaan

0
17
Los Angeles, California, 30-ka May 2020

Mudaharaadyo ballaadhan ayaa dalka Mareykanka oo dhan ka socda, mudaharaadyadaasi oo ka dhashay dilkii boolis caddaan ah oo ka tirsan gobolka Minnesota u Isniinti u geystay wiil madow ah oo aan hubeysnayn.

George Floyd ayaa geeriyooday kaddib marki uu askari boolis ah uu jilibka qoorta ka saaray isaga oo gacmaha ka katiinadeysan.

Gobolka Minnesota uu dilka Floyd ka dhacay waxaa Sabtidi laga howl geliyey ciidamada ilaalada qaranka si ay uga hortagaan mudaharaadyada rabshadaha wata ee halkaasi ka socda.

Los Angeles
Colorado, 30-ka May 2020
Colorado
Washington, DC, 30-ka May 2020
Columbia, South Carolina, 30-ka May 2020Xafiis boosta oo ku yaalla magaalada Minneapolis oo la gubay 30-ka May 2020
Gaari ay leeyihiin booliska oo lagu gubay Atlanta, Georgia
.
Dibadbaxayaal ku sugan dibedda Aqalka CadDibadbaxayaal ku sugan dibedda Aqalka Cad
Waxayna mudaharaadayaasha ku dhawaaqayeen "waan neefsan la'ahay"Dibadbaxayaal ka mudaharaadaya dibadda aqalka cadPeople gather outside the White House chanting “I can’t breathe” and “Stop killing us”
Protests continued outside the White House overnightDibadxyo ayaa ilaa xalay ka socday dibeda hore e Aqalka Cad
Protesters use milk to treat the sting of tear gas in New York CityQaar ka mid ah dibadbaxayaasha New York oo isticmaalaya caano si ay isaga dhaqaan sunta dadka ilmada ka keenta
Cunna looga talagalay dadka mudaharaadka sameeynaya, Minneapolis 30-ka May 2020
George Floyd oo dhulka yaallaSawir muujinaya askari caddaan ah oo Floyd qoorta kaga taagan
Ninka madowga ee la dilay, George FloydGeorge Floyd wuxuu askariga qoorta kaga taagnaa marar badan u sheegay inuu neefsan la’yahay
Askariga booliska ee dilka Geystay, Derek ChauvinDerek Chauvin ayaa la filayaa in la maxkamadeeyo Isniinta

Waa qaar ka mid ah sawirra muujinaya mudaharaadyada gilgilay dalka Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here