Dilkii George Floyd: Banaanbax kooban oo ka dhacay Safaarada Mareykanka ee Nairobi horteeda

0
13
.

Dibadbaxayaal ka caraysan dilkii loogu gaystay Minneapolis nin madow ah ayaa isugu soo baxay banaanka safaaradda uu Maraykanka ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dilka uu askari cadaan ah u gaystay George Floyd, ayaa ka caraysiiyay dad badan iyada oo ay ilaa hadda dibadbaxyo looga soo horjeedo falkan ay ka socdaan dhamaan magaalooyinka Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here