Doorashadii Golaha Wakiillada Somaliland ee sannadkii 2005 dalka ka qabsoontay waxa ay ahayd doorashadii ugu horraysay intii dalku dib xornimada ula soo noqday ee ay ku soo baxaan xildhibaano hannaan dimuquraadi ah loo soo doortay. Waxa wakhtigaasi dalka ku tartamay xisbiyada UDUB, KULMIYE iyo UCID.
Waxa aan halkan idinku xasuusin doonaa tiradii ay kuraasta ku yimaaddeen 82-kii Xildhibaan ee wakhtigaasi doorashada ku soo baxay oo qaarkood maanta mootan yihiin Rabbi ha u naxariistee intii geeriyootay, inta xanuusanaysana ilaahay ha caafiyo.
Natiijada doorashada golaha wakiilada JSL.
29-kii Bishii Sagaalaad 2005 tirada guud ee codaysay waxa ay ahaayeen 349,291 oo qof
Gobalka | Kuraasta | Codadka
Saaxil | 10 kursi | 25,662 Cod
Awdal | 13 kursi | 88,719 Cod
Sool | 12 kursi | 12,007 Cod
Sanaag: | 12 kursi. | 34,859 Cod
Togdheer | 15 kursi. | 60,983 Cod
Marodijeex | 20 kursi | 127,061 Cod
Somaliland | 82 Kursi. | 349,291Cod
Sidee haddana noqotay Natiijada Xildhibaannada Tartanka galay ee ay xisbiyadu u kala heleen: .
Gobolka SAAXIL:
1 Aadan Diiriye Dirir. 3309. UDUB.
2 Maxamed Nuur Caraale. 2710. UDUB.
3 Axmed Xasna Aadan. 2418. UDUB.
4 Maxamed Jamac Cilmi. 2131 UDUB
5 C/raxman Max’ed C/lahi. 4321 UCID
6 Axmed Maxmed Cali. 2333 UCID
7 Maxamed Faarax Qabile. 2223 UCID
8 Faarax maxamed Cabdule 2182 UCID
9 Siciid Cilmi Rooble. 2510 KULMIYE
10 Max’ed Xuseen Ciise. 1925 KULMIYE
Totalka Kuraasta Gobolka Saaxil 10 Kursi
Totalka Codadka Gobolka Saaxil 25662 Cod
Gobolka AWDAL:
11 Cabdi Max’ud Jamac. 14035 UDUB
12 Axmed Barkhad Obsiiye 9580 UDUB
13 Max’ed Barkhad Migane 7841 UDUB
14 Mahdi X. Xasan Sugaal. 7127 UDUB
15 Cumar Nuur Cismaan. 5786 UDUB
16 Cali Sh. Ibrahim Aareye. 5622 UDUB
17 Axmed Max”ed Afweyne 5135 UDUB
18 Abubakar C/raxman Good 8952 KULMIYE
19 Mahdi Xusen Cadare. 4954 KULMIYE
20 Ikran X. Daa’uud Warsame. 3510 KULMIYE
21Muse Max’ed Ismaciil 8226 UCID
22 Mahdi C/laahi Maxamed 4210 UCID
23 Axmed Cabdi Siciid. 3741 UCID
Totalka Kuraasta Gobolka Awdal 13 Kursi
Totalka Codadka Gobolka Awdal 88719 Cod
Goblka SOOL:
24 Aadan Tarabi Oogle. 2586 UDUB
25 Max’ud Dhunkaal Guutaale 2166 UDUB
26 Xarir Sicid Bulale Warsame 1923 UDUB
27 Max’ed Axmed Dhakool. UDUB
28 Saleban Yusuf Cali Koore. UDUB
29 C/raxmaan Muuse Jaamac. UDUB
30 Ibrahim Axmed Raygal. 2190 KULMIYE
31 Axmed Ducaale Bullaale. 2072 KULMIYE
32 Baashe Maxamed Faarax. …….. KULMIYE
33 Maxamed Jaamac Cabdi. ……..KULMIYE
34 C/qaadir Askar Xasan. 2070 UCID
35 Siciid Axmed Cilmi. ……… UCID
Totalka Kuraasta Gobolka Sool 12 Kursi
Total Codadka Gobolka Sool 12007 Cod
Gobolka SANAAG:
36 Maxamed Saalax Cige Cali 5964 UDUB
37 Maxamed Cumar Jabaabul 4798 UDUB
38 C/qaadir Jaamac Xaamud 4480 UDUB
39 Ibrahim Max’ed Dhadhere 4846 UDUB
40 Baar Siciid X. Faarax. ………UDUB
41 Dr. C/raxman Yusuf Cartan 7324 KULMIYE
42 Ibraahim Jaamac Rayte. 7128 KULMIYE
43 Yuusuf Max’ed Cali Xayd 5854 KULMIYE
44 Cisman Max’ed Bulqaas 4744 KULMIYE
45 Cali Max’ed Aadan (Cali Bare) KULMIYE
46 Maxamed Cali Jibriil Ducaale 6160 UCID
47 Saleban Cali Cawad Bukhari 4989 UCID
Totalka Kuraasta Gobolka Sanaag 12 Kursi
Total Codadka Gobolka Sanaag 34859 Cod
Gobolka TOGDHEER:
48 Farxaan Maxamed Cali. 5908 UDUB
49 C/casiis Max’ed Dhulcun. 5743 UDUB
50 Cali Xaaji Maxamed. 3872 UDUB
51 Axmed Maxamuud Nuur. 3427 UDUB
52 Xuseen Ismaaciil. 3271 UDUB
53 Cali Maxamed Xasan 5639 KULMIYE
54 Prof. Max’ed Cumar Jiir. 4674 KULMIYE
55 Maxamed Ismaaciil Cali. 4130 KULMIYE
56 Cumar Axmed Saleebaan 4073 KULMIYE`
57 Maxamed X. Yuusuf 3972 KULMIYE
58 Xamse Maxamed Gaadaweyne KULMIYE
59 Maxamed Jaamac Cali. 5071 UCID
60 Jaamac Xasan Aadan. 4709 UCID
61 Xuseen Maxamed Cige. 3551 UCID
62 Naasir X. Cali Shire. 3013 UCID
Totalka Kuraasta Gobolka Togdheer 15 Kursi
Total Codadka Gobolka Togdheer 60983 Cod
Gobolka MAROODI-JEEX:
63 Xasan Cawaale Caynaan 7854 UDUB
64 C/kariim Aw Cali Shabeel 6237 UDUB
65 Cali Obsiiye (Cali Gabiley) 5680 UDUB
66 C/qadir X. Ismaciil Jirde 5139 UDUB
67 C/raxman Max’ed Jamac 5058 UDUB
68 Aadan Mux’ed (Mataan) 4412 UDUB
69 Axmed Ibrahim (A Weyne) 8584 KULMIYE
70 Dr.Axmed Max’ed (Nacnac) 7412 KULMIYE
71 C/casiis Max’ed Samale 6330 KULMIYE
72 Dr. Axmed Cabdi Kijandhe 6171 KULMIYE
73 Ibrahim Axmed Haybe. 6023 KULMIYE
74 Max’ed X. Max’ud Cumar 5108 KULMIYE
75 Max’ud Axmed Gaboobe 5095 KULMIYE
76 Dr. Cali Yuusuf Axmed. 4951 KULMIYE
77 Khadar A. Xuseen(Ambasatoor) 9251 UCID
78 Ibrahim Mahdi Buuba Hurre 7980 UCID
79 C/raxman Cisman Caalin 6937 UCID
80 Bashiir Sh. Xusen Tukale 6818 UCID
81 Xaashi Xuseen Caabi. 6306 UCID
82 Max’ed Baaruud Shide. 6015 UCID
Totalka Kuraasta Gobolka M-Jeex 20 Kursi
Total Codka Gobolka Marodijex 127061 Cod
Xuquuqda xogtan waxa leh: Komishanka Doorashooyinka ee JSL.