DHISMIHII LAGAGA DHAWAAQAY QARANIMADA SOMALILAND OO DIB U DHIS QURUXBADAN LAGU SAMAYNAAYO+RIYADII BADHASAABKA GOBOLKA TOGDHEER OO RUMOWDAY.

0
37

Magaalada Burco Waa Magaalo Facwayn oo Tariikh Balaadhan Ku Leh Qaranka Somaliland,Waxaana Hurmuud ka Tahay Halganki Adkaa ee Lasoo Maray Jiritaanka Qaranka Somaliland Waxaana Ku Yaala Goobti Lagaga Dhawaaqay Gooni Isku Taaga Somaliland.

Dhismahani Lagaga Dhawaqay Gooni Isku Taaga Somaliland Waa Mid Haatan,Burbursan Waxaana Balanqaaday Inuu Ka Binaynayo Dhisme Qurux badan Oo Casri ah Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxmed Ibraahim Aadan Qabo,Waxana Uu  Goob Ilyartu Is Qabatay Ku Sheegay Inay Noqondoonto Goob Loo soo Dalxiis Tago Oo Xasuusin Doonta Cidkasta Oo Soo Boqata Halgankii Adkaa Ee Loo soo Maray Qaranka Soamlilamd.

“Waxaa noo farxad weyn ah in annu hadda dhismihiisii gacanta ku hayno gurigii lagaga dhawaaqay gooni isku taaga Madax-banaanida jamauuriyada Somaliland ee 25 sanno ka hor .Qabkan Cusub ee Loo Binaynayo Aqalkii Lagaga Dhawaqay Gooni IskuTaaga Somalialand ayaa waxa Shaciyay Muuqaalka Dhismahani Uu Ekaandoono Shirkada Ku Guulaysatay Hirgalinta Dhismaha Cusub ee Aqalkani ee Shirkada Najax ,Waxaanay Qoraal ay Ku Baahisay Warbaahinta u dhignaa sidan.

 

qoraalkani oo aad u koobnaa ayaa siddoo kale lagu yidhi “Gurigaas waxaa uu noqon doonaa meel taariikhi ah oo dad dalka u dhashay iyo dalxiisayaasha caalamkuba u dalxiis tagaan laguna soo bandhigo taariikhda dadka iyo dalkaba .”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here