Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada sheikh , maamulka degmada iyo qaar ka mida odayaasha degnada sheikh ayaaa wax laga xumaado ku tilmaamay in ciyaartodiii degmada sheikh haba yaraateee aan waxba lagaga soo darin xulka gobolka saaxil uga qayb galaaya koobka gobolada somaliland ee dhawaan la filaayo inuu hargaysa ka furmo