Hargaysa (Saxilnews.com)-
Shir Jaraa’id oo oo goor dhaweyn xarunta xisbigaasi ku qabtey afheynka xisbigaasi Xassan Gaafaadhi ayaa waxaa uu sheegay ka dib kula ay xalay isku yimaadeen gudida anshaxa ee xisbigaasi ay go,aaamiyeen qodobadan
–In Xubin nimadii Iyo xisbigaba ay laga saaro ka dib markii ay gudoomiyaha xisbigaasi ku sameyeen cay iyo af lagaado labada gudoomiye u xigeen ee xisbigaasi oo kala ah XildhibaanMaxamed Yuusuf WaabeeyeGudoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Kulmiye XildhibaanCabdiraxmaan Talyanle gudoomiyeku xigeenka afraad ee xisbiga Kulmiye |
|