Deg Deg:- Wasiirkii Hore Ee Boostaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jamac Abgaal Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Xisbiga KULMIYE+Xisbiga Uu Ku Biirey

0
30

Wasiirkii hore ee wasaaradda Boostaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal kana tirsanaa xisbiga KULMIYE ayaa shaaca ka qaaday in uu gabi ahaanba ka baxay xisbiga KULMIYE,isaga oo sidoo kalena ka dhawaajiyay in uu xisbiga WADDANI ku biirey.

Sidoo kalena waxa uu  badka soo dhigay sababaha uu uga baxay xisbiga KULMIYE,waxaana uu ka dhawaajiyay in xisbiga KULMIYE aanu ahayn kii hagi lahaa dalka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here