Hargeysa(Saxilnews)-Wafti balaadhan oo ka socda Modiwga Yurub iyo wakiilo ka socda dalal badan oo Yurub kamid ah ayaa saaka soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland,waxaana ay kulan maanta la qaateen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.Waxaana ujeedada kulankan iyo nuxurka qodobada ay ka wada hadleen ayaa waxa faahfaahin ka bixiyey wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?time_continue=13&v=gRunyWgCPeI