Deg Deg :- Wadada Madaxtooyada Somaliland Hor Marta Oo Ciidamo La Soo Dhoobey Iyo Arimaha Soo Kordhey .

0
23

 

Hargeysa (Saxilnews):- Waxa hada ciidamo la soo dhoobey wada hal bawlaha ahee caasimada Hargeysa taas ooh or marta madaxtooyada Somaliland .

 

Sababta ciidamada wadada loo soo dhigay ayaa waxaa ay tahay madaxweynaa qaranka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo wafti uu hogaaminaayo oo goor dhaw u bixi doona magaalada Berbera ee caasimada gobalka Saaxil

Ujeedka madaxweyne Siilanyo u u tagaayo magaalada Berbera ayaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu soo dhagax dhigi doono dekad cusub ee shirkada Dp World ka hir galineysa magaalada Berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here