Hargeysa(Saxilnews):-Mudooyinkii ugu dambeeyey waxa si wayn u soo baxay warar sheegaya in khilaf xoogan uu ka dhex jiro xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye kaasi oo salka ku haya cida qaban doonta gudoomiyaha xisbigaasi wixii ka dambeeya Muuse Biixi Dabadii.
Kuwaasi oo labadoodub si cad u sheegay in aanu jirin tartan ka dhaxeeya labadooda oo khuseeya qabashada xilka Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye.
Isla markaana ay labadooduba u hawla yihiin sidii ay qayb xisbiga Kulmiye u gaadhsiin lahaayeen in uu mar labaad hanto xilka Gajada Madaxwaynenimo ee dalka.