Deg Deg :- Masuul Xil Sare Ka Hayey Xisbiga Waddani Oo Hadda Is Casiley

0
16

Hargeysa(Saxilnews)-Xoghaye ku xigeenkii arrimaha gudaha xisbiga WADDANI ayaa maanta mar uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxa uu shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayey xisbiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=e7AZQnJE5Hk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here