Deg Deg :- Madaxweynaha Jabuuti Oo Hada Ka Hadley Urur Diimeedka Al Saaciduuna Bilxaq Oo Laga Tageeray Dhulka Somalida Kuna Tilmaamey ….

0
20

Jabuuti (SaxilNews):- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cuma Geele ayaa waxaa uu ka hadley

urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dalka Masar isla markaana tageero looga muujiyey dalalka Somaliland , Somaliya Iyo Puntland .

 

Ururkan oo lagu magacaabo Al Saaciduuna Bilxaq ayaa waxaa uu madaxweyne Geele uu sheegay in ay yahiin Takiiri isla markaana aanay ka jirin dalka Jabuuti cid ka taageertey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=3Rzr5t2UBJg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here