Waxaana soo dhawaynta madaxwaynaha ka qayb qaatay madaxwayne ku xigeenka Somaliland, wasiirada xukumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale.
Waxana la filayaa inuu goordhaw madaxwaynuhu la hadlo saxaafada kana hadlo ujeedada socdaalkiisa oo maalmihii u danbeeyey la hadal hayay.