Hargeysa (SaxilNews):- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u
ansixisay natiijadii ku meel gaadhka aheyd ee doorashadii madaxtooyada Somaliland oo ay dhawaan kominshanka doorashooyinku u soo gudbiyeen .
Gudoomiyaha Maxkamada sare oo warbaahinta u akhriyey qaraarkaas ayaa waxaa uu sheegay in natiijadan doorashada ee ay kominshanku u soo gudbiyeen aaney wax cabasho ahi ka imanin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan