Borama (Saxilnews):- Gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobolka Awdal iyo Salal Muddane Idiris Faarax Muuse ayaa shaaciyay inuu xilkii gudoomiyenimo iska casilay
Gudoomiyaha maxkamada racfaanka Gobolka Awdal ayaa si kooban uga hadlay iscasilaadiisa waxana uu ku sababeeyay wada shaqayn la,aan dhexmartay isaga iyo bahda Garsoorka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan