Gabilay (Saxilnews):- Gudoomiye ku xigeenkii xisbiga Kumiye ee degmada Gabilay ayaa waxaa uumaanta uu ku dhawaaqey in uu xisbigaasi iska casilay xisbigaas isaga iyo taageerayaashiisuba
Masuulkan ayaa waxaa uu sidoo kale uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan cid si rasmi ah u maamuusha hawlaha xisbiga Kulmiye ee gobalkaasi oo uu sheega in ay maamulaan dad aan loo dooranin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=0DM_OS483Jg