Hargeysa (Saxilnews):- Guddidii Somaliland u qaabilsaneed wada hadalka Maamulka Khaatumo ayaa waxaa aysoo saareen Go,aamo cusub isla markaana waxaaa ay fariin hawda u mariyey guddidii Khaatumo ee uu hogaaminaayey Cali Khaliif
Gudida ayaa sheegtay in ay dib u dhigeen wada hadalkii Maamulka Khaatumo Iyo Somaliland u balan sanayeen in 10 bishan uga Furmo magaalada Burco isla markaana laga dhigay 24 Bishan .
Sidoo kale Guddidan ayaa waxaa ay sheegen in ka hor inta aan shirka Burco la isku imanin ay laba guddi oo ka kala socda labada dhinac ay isku yimaadan Burco isla markaana ay diyaariyaan shirkaas iyo cida ka soo qeyb galaysa si uu shirkaasi u noqdo mid loo dhan yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=jpCuSCDnoxA