Hargesa (Saxilnews):- Shanta Xubnood ee qaban qabada shirweynaha Xisbiga UCID ee garabka gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo goor dhaweyd saxaafada kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegen in dib loo dhigay shir weynihii aan caadiga aheyn ee xisbigaasi qabsan lahaa 02.11.2016
Waxaa ay sheegen in sababo jara awgeed oo ay ka mid yahiin gudoomiyihii xisbigaasi oo safar ku maqan ay sababtey waxaana ay shaaciyeen in laga dhigay 07.11.2016 .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=krwgtiBDXQM